waxaa su'aal waydiinayaa dhamaan dadka qoraaladan aqrista iyo shaqaalaha tv.
tv-gu madama uu yahay mell dad badani firsadaan maxaa diiday in barnamijyada ka baxa ay ugu badan tahay wax aan faa iido u lahayn bulshada marka laga reebo cashada diiniga ah iyo wararka ?
yaa arkay tv-ga oo wareysi ka so
veja mais ...
o duubay dadka dhibaateysan ama keenay tv-ga si loo arko darenka dadkaas iyo talooyinkooda miyeysan ahayd muwaadin xaq leh, marka ay haben iyo maalin na horjooga dadka aan fikirkoodu iyaga wax tarin dad iyo dal iskaba daaye ?
umadda hadii aan la tusin baahidooda umad wax qabsata ma noqoto.
Radiyaha Iyo tv Qaranka wa haqabtiraha Umada Somalia
Set. 6, 2013, 12:06 p.m. GMT
Nenhum comentário ainda. Seja o primeiro a postar um
This website uses cookies for analytics and personalization. Click here to learn more or change your cookie settings. By continuing to browse, you agree to our use of cookies.